Waa barnaamij waxbarasho harqaan tolid lacag la’aan ah oo loogu talagalay bulshada qeybaheeda kala duwan oo dhan. Barnaamijkaan gaar kuma ah kaliya dadka baahiyaha gaarka ah qaba, ee waxaa loogu talagalay dhamaan qeybaha bulshada. Ujeedada barnaamijka waa in la dhiso xirfad shaqo abuur bulshooyinka dhaqan ahaan iyo luqad ahaanba kala duwan ee ka yimid wadamo kala duwan. Borogoraamka waxuu abuurayaa fursad in bulshooyinka ay yeeshaan xiriir wanaagsan iyo isdhexgal.
This program provides free sewing classes for all community members. It is a non-disability specific program that aims to build new employability skills to help people from culturally and linguistically diverse backgrounds to live well. It creates an opportunity for the community to have better connections and networks.
About the guest speaker
About the guest speaker
Fatuma waa maamulaha barnaamijka harqaan barashada Sunrise oo ay maalgalisay Belgium Avenue Neighbourhood House. Waxay bartaa sida dharka loo tolo bulshada ku nool xaafadaha Collingwood iyo Fitzroy. Waxay nala wadaageysaa sida bulshada ay uga faa’idaysato barnaamijkaan taasoo faa’ido inoo wada ah.
Fatuma is a program manager of Sunrise sewing classes funded by Belgium Avenue Neighbourhood House. She teaches sewing classes to the communities living in the Collingwood and Fitzroy areas. In this podcast, she shares how the community benefits from this program.

Abdikidir Osoble waxoow hada diyaariya shahaada masterka ah, waxoona ku diyaariyaa Horumarinta Caalamiga ah. Abdikidir waxoow aad ugu xiranyahay bulshada Soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba isagoo... read more
Abdikadir Osoble is currently studying a Master of International Development. He is well connected within the Somali community both locally and internationally through his humanitarian work. In... read more