Safiyo waxay la dhibaatoonaysay xanuuno maskaxeed sababo la xariiro xubin jirkeeda ka mid ah oo ay qaliin ku waysay. Si kastaba waa ay ka gudubtay welwelkii iyo welbahaarki hayay kadib markii ay bilawday qaadashada casharo diini ah iyo inay soo dhexgasho bulshada taasoo ka caawisay inay ku noolaato nolol farxad leh.

Safiyo struggled with her mental health following her leg amputation. She overcame the challenges of her anxiety and depression when she began attending religious classes and built up connections within her community, allowing her to find joy in life.

About the storyteller

About the storyteller

Safiya waxay nala wadaagaysaa sida ay uga guulaysatay caqabadihii nolasha ee soo wajahay. Waxay soo dhexgashay bulshada, xaadirtay casharo diini ah, ka qeybqaadatay hawlo ay ka mid yihiin gym ka taasoo usuurto galisay inay ucaafimaado maskax ahaan iyo jir ahaanba oo ay hesho awood ay sifiican ugu noolaato.  

In this episode, our guest Safiyo shares how she overcame life challenges she has faced. She connected to the community and attended religious classes, and participated in gym activities which enabled her to improve mentally and physically, allowing her to live well.

Interview by
Abdikadir Osoble

Abdikidir Osoble waxoow hada diyaariya shahaada masterka ah, waxoona ku diyaariyaa Horumarinta Caalamiga ah. Abdikidir waxoow aad ugu xiranyahay bulshada Soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba isagoo... read more

Interview by
Abdikadir Osoble

Abdikadir Osoble is currently studying a Master of International Development. He is well connected within the Somali community both locally and internationally through his humanitarian work. In... read more