Barnaamijkaan waxuu ka caawinayaa bulshada barashad dabaasha. Waa barnaamij ufuran dhamaan bulshead qeybaheeda kala duan sida ragga, dumarka iyo caruurta. Barnaamijkaan waxuu abuurayaa fursad ay bulshadu xiriir ku yeelato oo ay isku dhexgalaan. Waxuu xoojinayaa aqoonta bulshaduy ay uleedahay xirfadaha dabaasha.
Wareysigan kor ku xusan waxaa la isticmaaley erayga 'curyaanka', dadka badankood ama qaar ayaa doorbida inay yiraahdaan 'dadka baahiyaha gaarka ah leh ama qabo
This program provides swimming activities for community members. While it is a non-disability specific program, it is open and inclusive to all community members. It creates an opportunity for the community to form better connections and networks. The program enhances the community's knowledge of swimming skills.
In this interview the word 'curyaanka' has been used, some people prefer to say 'dadka baahiyada gaar ah leh ama qabo'
About the guest speaker
About the guest speaker
Abdirahman wuxuu xiriiriya ka yahay barnaamijka dabaasha ee xarunta AMSSA. Waxuu ka shaqaynaayay barnaamijkaabn mudo 10 sano ah. Waxuu suurtogaliyay isku xirka bulshada qeybaheeda kala duwan sida ilmaha iyo waalidkooda inay isla dabaashaan oo ay madadaalo iyo jirdhis ka helhaan dabaasha. Waxuu ku dhiirogaliyaa bulshada qeybaheeda kala duwan inay ka qeyb qaataan dabaasha, si jir ahaan iyo maskax ahaanba u ahaadaan dad caafimaad qaba.
Abdirahman is the coordinator of the swimming program in the AMSSA Centre. He has been facilitating the program for more than 10 years. He enabled the community to build connections, such as bringing together kids and their parents to swim, have fun and exercise. He encouraged a lot of community members to participate in the swimming activities to stay physically and mentally healthy.

Abdikidir Osoble waxoow hada diyaariya shahaada masterka ah, waxoona ku diyaariyaa Horumarinta Caalamiga ah. Abdikidir waxoow aad ugu xiranyahay bulshada Soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba isagoo... read more
Abdikadir Osoble is currently studying a Master of International Development. He is well connected within the Somali community both locally and internationally through his humanitarian work. In... read more