Suuqa Twilight market waxuu fursad siinayaa bulshada oo dhan inay isku xirmaan oo ay isdhexgalaan. Wuxuu ganacsi u abuurayaa bulshada ku nool Richmond iyo Collingwood inay keensadaan ganacsigooda oo ay ku iibsadaan sida raashin dhaqameedka iyo badeecooyin kale. Qof kasta oo ka mid ah bulshada oo ay kamid yihiin dadka baahiyaha gaarka ah qaba waxa ay codsan karaan dhaqaale yar oo ay ku bilaabaan ganacsigooda.
Twilight market offers opportunities for the broader communities to interact within the housing estate and builds social cohesion. It provides Richmond and Collinwood residents to have an economic participation opportunity through their own stalls as well as meaningful engagement and social connection. Anyone including people with disability can apply small grants to help them set up their own market stall.
About the guest speaker
About the guest speaker
Nasra waxay lashaqaysaa hayada Belgium Avenue Neighborhood House (BAHN) ee Melbourne, waxayna karisaa cuntada Soomaalida, sidoo kale waxay wax ka abaabushaa suuqa bulshada ee looyaqano Twilight Market. Nasra waxay nala wadaaagaysaa macluumaad ku saabsan suuqa Twilight market oo ay ka faa’idaysan karaan bulshada oo dhan. Suuqaas oo ay ka qeyb gali karaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Nasra waxay soo diyaarisaa raashin dhaqameedka soomalida sida sambuuska, canjeerada,sabaayada,malawaxa iyo cuntooyin kale oo aad umacaan oo ay jecleyuihiin bulshdada suuqa ka adeegta.
Nasra is Chef and community organizer working with Belgium Avenue Neighborhood House (BAHN) in Melbourne. Nasra is sharing information about the accessible and inclusive community market (Twilight market) where people with disability can access. Nasra prepares Somali traditional food such as Sambusa, Canjeero, Sabaayad, malawah and some other delicious food which are loved by the community of Twilight market.

Abdikidir Osoble waxoow hada diyaariya shahaada masterka ah, waxoona ku diyaariyaa Horumarinta Caalamiga ah. Abdikidir waxoow aad ugu xiranyahay bulshada Soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba isagoo... read more
Abdikadir Osoble is currently studying a Master of International Development. He is well connected within the Somali community both locally and internationally through his humanitarian work. In... read more