Sheekada waxay ku saabsantahay si loo caawiyo dadka baahiya gaarka ah ee kala duwan qaba marka ay yimaadaan meesha laga raaco taraamka.
Tusaale, in loo sheego namarka taraamka ay rabaan inay raacaan. In loo diyaariyo fadhiga ay mudnaanta u leeyihiin, in lagula xariiro aaladaha khaaska ah oo ay wataan iyo wixii lamid ah.
About the guest speaker
About the guest speaker
Najib waa adeege macmiil. Waxa uu la shaqeeyaa Yarra Taraamis. Waxuu caawiyaa dadka baahiya gaarka ah ee kala duwan qaba. Wuxuu isticmaalaa aalada xiriirka si uu ugu jiheeyo taraamka ay rabaan inay raacaan.

Abdikidir Osoble waxoow hada diyaariya shahaada masterka ah, waxoona ku diyaariyaa Horumarinta Caalamiga ah. Abdikidir waxoow aad ugu xiranyahay bulshada Soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba isagoo... Go to page where you can read more about Abdikadir Osoble